Al Shabaab oo Weerar Culus ku qaaday Saldhig ay joogeen Ciidanka Milatariga Somalia

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay weerar xoogan ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo kuyaala inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar. Dagaal xoogan ayaa ku dhax maray Ciidamada Milatariga iyo dagaalyahanada soo weeraray deegaanka Ceelka Geelow oo saldhig u ahaa ciidanka Milatariga, waxaana dagaal kadib deegaankaasi … Continue reading Al Shabaab oo Weerar Culus ku qaaday Saldhig ay joogeen Ciidanka Milatariga Somalia